Sweden oo musaafurinaysa carruurta waalidkood la diido araajidooda magan-gelyo doonka ah (Dhegeyso)

0

(Stockholm) 08 Maarso 2021 – Carruurta ku dhasha Sweden ayaa la musaafurin karaa haddii aanu waalidkood lahayn rukhsadda deganaanshiyaha Sweden.

Maxkamadda Waaxda Socdaalka ayaa xukun hab-raac ah oo ku salaysan Cahdigii Carruurta samaysay. Waxaa xukunka ku qoran in la eegayo wixii ilmaha dan u ah.

Mid ka mid ah carruurta ay Waaxda Socdaalku haatan musaafurinayso waa Hadicha oo ah gabar 13-jir ah oo Sweden ku dhalatay.

Hadalsame Media