DHEGEYSO: Soomaali & Swedish isku raacay in aan tallaalka dadka lagu khasbi karin

0

(Hadalsame) 25 Maarso 2021 – Inta badan dadka Swedish-ka ah ayaa kasoo horjeestey in tallaalka Covid-19 khasab looga dhigo dadka qabta xirfadaha qaar.

  • Waxaan sidoo kale mikrafoonka la dhex qaadnay soomaalida ku dhaqan Göteborg kuwaasoo aannu waydiinney sida ay arrinkan u arkaan.
  • ”Ma qabo in tallaalka khasab laga dhigo”, sida ay sheegtay  Sucdi oo ka mid ahayd dadkii aannu warreeysiga a yeelanney.

Hadalsame Media