Somaliland oo samaysay arrin ay uga dayanayso Maamullada Somalia (Arag sawirrada)

0

(Hargaysa) 06 Feb 2021 – Somalia ayaa kaddib dhicitaankii nidaamkii millateriga ahaa waxay u kala googo’day gobollo yar yar oo ku socda siyaasado is diiddan oo shacabka loogu sheego inay reero salka ku hayaan, balse taa aad uga duwan.

Waxaa gobollada uu dalku u qaybsan yahay ka mid ah maamulka Somaliland oo 1991-kii sheegay inuu kaba go’ay Somalia inteeda kale, tiiyoo ay jirto in aanu weli helin wax aqoonsi ah oo rasmi ah, sidaa darteed, sharci ahaan weli waa gobol ka tirsan Somalia.

Si kastaba, maamulkaasi ayaa haatan sameeyey arrin uu uga dayanayo gobollada kale ee federaalka lagu sheego oo ay madaxda xukuntaa leeyihiin ciidamo aan unug sidaa uga badnayn oo ay shirarka la tagaan, kuwaasoo u shaqeeya qaab bandhig oo kale ah.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media

Facebook Comments