Yaa ugaarsanaya jeneraalladii Somalia (Arag liiska inta khaarajis ama weerar qorshaysan lagu diley)

0

(Hadalsame) 03 Feb 2021 – Dhammaan Jeneraalladii Soomaaliyeed ee sanadihii la soo dhaafay la dilay iyo kuwii ka sii horreeyay ee la khaarijiyay iyadoo aysan jirin Al Shabaab waxaa dhammaantood dilalkoodu ay ahaayeen kuwo qorsheysnaa oo ay ka dambeeyeen gacmo shisheeye, waxaana loo adeegsaday Soomaali kale.

ILAAHAY ha u naxariisto Jeneraalladaasi dhammaantood, kuwaasoo aan ka xusi karo:

● General Maxamed Nuur Galaal

● General Yusuf Cageey

● General Maxamed Jimcaale Goobaale

● General Axmed Jilacoow

● General Cabdulle Maxamed Shiikh (Quruurux)

● General Cabdi Cali (Jamaame)

● General Cabdikariim Yuusuf Aadan (Dhegabadan)

● General Yuusuf Tallan Cali

● Sarreeye Guuto Maxamed Ibraahim Gordon

● General Calasow Dheere

● Geral Cumar Aadan Xasan (Cumar Dheere).

● General Maxamed Cabdi

● General Nero

● General Nuur Shirboow

● General Maxamed Faarax Ceydiid

  • General Xuseen Xasan Cali (Caas) iyo qaar kale.

Waxaa Diyaariyey: Yaxye Yuusuf

Hadalsame Media