WEJI CUSUB: Imaaraadka oo hakiyey fiise dhaafkii dadka Israel kaddib markii dadkeeda karaantiil lagu soo rogey

0

(Abuu Dabeey) 19 Luulyo 2021 – Saacado uun kaddib markii ay Israel ku dhawaaqday inay la karaantiilayo musaafurka iyo dadka kasoo laabanaya Brazil iyo Imaaraadka, ayay UAE waxay ku dhawaaqday inay hakisay rukhsaddii ay fiise la’aanta ku iman jireen dadka Yuhuudda ah, sida ay qorayso warbaahinta Israel.

Fiise dhaafidda labada dhinac ayaa hirgeli lahaa bisha soo aaddan ee Febraayo, balse Imaaraadka ayaa haatan hakiyey waloow uusan gebi ahaanba joojinin, waxaana loo riixay ilaa 1-da Luulyo.

Yeelkeede, war kasoo baxay UAE ayaa lagu beeniyey in hakinta arrintan ay uga dabaaqayaan karaanriilka dadka ka imanaya dalkooda.

ismissed reports that the suspension of the visa waiver agreement relates to the Israeli decision to quarantine returnees from Abu-Dhabi and Brazil, iyagoo ku gaabsaday inay tillaabadan u qaadeen si ay u xakameeyaan cudurka coronavirus, iyagoo sheegay in ay hakinta waafajiyeen qodobka 12 (2) ee heshiiska labada dhinac oo dhigaya inuu midkoodba heshiiska hakin karo haddii uu dhoco ”dhib caafimaad.”

Hadalsame Media