Maxay dunida uga dhigan tahay wixii xalay ka dhacay Maraykanka (Idaacadda Sweden ayaa ka waraysatay Maxamed Xaaji)

0

(Gothenburg) 07 Jan 2021 – Waxaa xalay dalka Maraykanka ka dhacday arrin lagu tilmaamay ”afgembi dhicisoobey” iyo waqcad ugub ah oo aan dalkaa looga baran.

  • Hogaamiyeyaasha caalamka iyo dadka lafa gura siyaasada Mareykanka ayaa si weyn uga fal celiyey dhacdadii xalay.
  • Wixii Kongeres-ka Capitol Hill ka dhacay ma aheyn mid diray sawir qurxoon.
  •  “Kala qeybsanaanta bulshada Mareeykanka ayaa wakhti dheer qaadanaysa sidii la isugu soo dhoweyn lahaa”, sida uu sheegay Maxamed Xaaji.

Hadalsame Media