Sarkaal sare oo QM ka tirsan ayaa Somalia ku daray liiska 10-ka talis ee ugu xun (Xil sare oo ay Somalia berri ka qabanayso QM)

0
James Swan, the new UN Secretary-General's Special Representative for Somalia, inspects a parade mounted by the United Nations Guard Unit upon arrival at Aden Abdulle International Airport, Mogadishu, Somalia, on 25 June 2019. UN Photo / Ilyas Ahmed

(Geneva) 31 Dis 2020 – Somalia ayaa 1-da bishan oo berri ku beegan ku biiraysa Golaha Xuquuqul Insaanka QM, balse arrintaa lama soo wada dhowaynin, iyadoo uu qarreen caan ihi uu Somalia ku daray 10-ka talis ee ugu liita ee golahaa ku biiraya.

Hillel C. Neuer oo ah qarreen Canadian ah iyo qoraa, isla markaana Agaasime ka ah UN Watch, oo ah NGO xuquuqda insaanka ka shaqeeya oo QM ka tirsan oo saldhigta Geneva, Switzerland

”10-ka Talis ee ugu Xun ee fariisanaya kuraasida Golaha Xuquuqul Insaanka QM 1-da Jannaayo 2021 ayuu ku sheegay liiska hoos ka muuqda oo ay Somalia ku jirto, Somalia ayaa waxaa ka jira tacaddiyo badan oo xuquuqda insaanka ah, midda madaniga ah iyadoo ay gebi ahaanba maqan tahay cadaaladda bulshadu:

10-ka DAL HALKAN HOOSE KA EEG

Flag of Pakistan

Pakistan 10.

Flag of Mauritania

Mauritania 9.

Flag of Cameroon

Cameroon 8.

Flag of Somalia

Somalia 7.

Flag of Russia

Russia 6.

Flag of Libya

Libya 5.

Flag of Cuba

Cuba 4.

Flag of Eritrea

Eritrea 3.

Flag of Venezuela

Venezuela 2.

Flag of China

China 1

Hadalsame Media