DEG DEG: Al Shabaab oo burburiyey anteeno ay leedahay shirkadda Safaricom

0

(Mandheera) 18 Dis 2020 – Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay jejebiyeen anteeno ay leedahay shirkadda isgaarsiinta Safaricom.

Weerarkan ayaa ka dhacay degaanka Elele, ee Koonfurta Mandheera; Taliye Xigeenka Nyamboka Mounda ayaa sheegay inaysan dhicin dhibaato nafeed.

Waa markii 1-aad ee ay Shabaabku burburiyaan anteeno isgaarsiineed, iyadoo ay marar badan oo hore ay Ciidanka KDF ay horay u burburiyeen shirkadda isgaarsiinta Hormuud.

Hadalsame Media