DAAWO: Ciidanka Cirka Maraykanka oo diyaarsanaya daroonkii abid ugu waynaa

0

(Washington, DC) 11 Nof 2020 – Maraykanka oo ah dalkii ugu horreeyey ee adeegsada dayuuradaha is wada ee daroonka marka ay timaado dagaallada furan ayaa haatan gacanta ku haya daroonkii ugu waynaa.

Ciidanka Cirka Maraykanka ee USAF, ayaa haatanmarxaladda tijaabada marsiinaya daroonkan oo kaligii ku kacaya $200 Milyan oo doollar.

Daroonkan oo ah noocii RQ-4 UAV Global Hawk oo la ballaariyey ayuu Maraykanku doonayaa inuu gacanta sare siiyo dhanka adeegsiga dayuuradaha is wada marka uu si rasmi ah u howlgalo.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media