DHEGEYSO: Soomaalida Sweden oo ka hadashay bacaha lagu adeegto oo aad loo qaaliyeeyey & saamaynteeda

0

(Gothenburg) 20 Okt 2020 – Afar bilood ayaa ka soo wareegtey markii uu dhaqan galay go’aankii dawladda ee kor loogu qaaday qiimaha bacaha lagu adeegto ee dukaammada, iyadoo filaysey inay ka heli doonto lacag dhan 2-1 bilyan oo karoon, balse 100 milyan oo karoon ayaa kasoo xarootay.

Haddaba idaacadda Sweden laanteeda af Soomaaliga ayaa mikrafoonka la dhex martay dadka Soomaaliyeed oo ka fal celinaya sida ay arrintani u saamaysay.

Hadalsame Media