DHEGEYSO: Sida ugu wanaagsan ee aad uga gaashaaman karto in carruurta lagaa qaato ama ay dembiyo ku dhacaan

0

(Gothenburg) 09 Okt 2020 – Waxaa inta badan Sweden iyo dalal kaleba ka dhacda Soomaali carruurtii lagala wareegey sabab kastaaba ha ugu wacnaatee, haddaba arrintan oo ay dhibaato badan ku qabaan Soomaalidu ayaan wax ka waydiinney Naduuja Xasan oo ah howlwadeen ka tirsan Hay’adda Arrimaha Bulshada, gaar ahaan Xaafadda Angered ee magaalada Göteborg oo ay muddo dheer u shaqayneysey.

Waxay marka hore ka hadlaysaa sababaha ugu waawayn ee mas’uuliyadda carruurta looga wareejin karo waalidkood, marka la eego Xeerka Sweden.

Hadalsame Media