DHEGEYSO: Waa maxay Black Hole maxayse Soomaalidu ugu liidataa dhanka Fiisigiska?

0

(Stockholm) 06 Okt 2020 – Waxaa maanta Akadeemiyada Boqortooyada ee Sayniska ee Stockholm, lagu bixiyey billadda Nobelpriset ee maaddada Fiisigiska ee 2020, waxaana qaybsaday culumada kala ah Roger Penrose oo u dhashay Ingiriiska waxna ka dhiga University of Oxford, Reinhard Genzel oo Jarman ah iyo Andrea Ghez oo Maraykan ah kana wada tirsan jaamacadda University of California faracyadeeda magaalooyinka Berkley iyo Los Angeles.

 

Haddaba, muxuu yahay hab-raaca loo maro ama uu lagu xushaa qofka mutaysanaya abaalmarintan oo soo socotey tan iyo 1901-dii? Maxamuud Cumar oo ah macallin Soomaaliyeed oo ku xeel dheer maaddooyinka Fiisigiska iyo Xisaabta ayaa ka jawaabaya.

Halkan hoose ka dhegeyso…

Hadalsame Media