DHEGEYSO: Sweden oo dhanka dhimashada daroogada kaalinta 1-aad ka gashay Midowga Yurub

0

(Stockholm) 02 Okt 2020 – Sweden ayaa kaalinta 1-aad ka gashay guud ahaanba liiska dalalka ugu badan geerida daroogada la xiriirta Midowga Yurub oo idil, sida ka muuqata warbixin kasoo baxday Wakaaladda La Dagaallanka Daroogada ugu qaysan Midowga Yurub.

Sida lagu faafiyey hilin wareedka SVT ee Sweden, waxay warbixintu caddaynaysaa in sanaddii 2018-kii ay Sweden ka dhaceen 81 shil oo ah dhimasho oo salka ku haya daroogo marka la tiriyo milyankii qofba.

Hadalsame Media