”Waa in lala wareegaa carruurta ku nool degaannada xun!” – In carruurta lala wareego oo la sahli doono (Dhegeyso)

0

(Stockholm) 12 Sebt 2020 – Waxaa la soo bandhigey heshiis ay gaareen dowladda iyo xisbiyada taageersan oo ku saabsan lacag loogu tala galay kobcinta xaafadaha danyarta, iyadoo lacag gaareysa 3 bilyan oo karoon lagu maalgelinayo iskuullada iyo barashada afka.

Sidoo kale muddo sadax sanno ah ayaa 700 oo milyan loo isticmaali doonaa in la sahlo la wareegidda carruurta.

Halkan hoose ka dhegeyso…

Hadalsame Media