(Hadalsame) 26 Agoosto 2020 – Heesaaga (rapper) Kanye West, oo sameeyey khad cusub oo kabo ah 2009-kii, ayaa lagu eedeeyey inuu xushmad tiray Islaamka, kaddib markii uu laba dufcadood oo kabihiisa ugu dambeeyey oo ka mid ah kabaha Yeezy Boost uu ugu magac daray laba malag oo waawayn.
YEEZY BOOST 350 V2 ISRAFIL. AVAILABLE AUGUST 22 IN ASIA PACIFIC, EUROPE AND NORTH AMERICA AT https://t.co/SNOmpVaWg8, ON THE ADIDAS APP IN SELECT COUNTRIES, AND IN SELECT ADIDAS STORES. pic.twitter.com/TqUvKf2ion
— adidas Originals (@adidasoriginals) August 17, 2020
Adidas ayaa kabaheedan cusub ku kala sheegtay Yeezy Boost 350 V2 Israfil iyo Yeezy Boost 350 V2 Asriel todobaadkii tegey, kuwaasoo ah labada malag ee ku kala qaybsan afuufidda suurka qiyaamaha iyo naf qaadista.
Dad badan ayaa Twitter-ka ku cambaareey arrintan iyaga oo fannaanka iyo Adidas ku eedeeyey inay u gefayaan Islaamka.
Waxaa sidoo kale jira petition la doonayo in dadka lagu boorriyo inay gebi ahaanba qaaddacaan iibsiga kabahan haddii aan magacyadaa la bedelin.
West iyo Adidas midkoodna kama hadal muranka arrintan ka dhashay.
I have been a big fan of @adidasUK in last 4 years. It is an absolute disgrace, and mockery against Muslims as they have named new YEEZY shoes “Israfil”, an angel’s name is Islam. @adidas you must change it and apologize#adidas #KanyeWest #yeezyisrafil pic.twitter.com/usEgNKUiw9
— Javohir Murod (@javohir_murod) August 20, 2020
As part of an obvious marketing ploy, Kanye West decided to “make a mockery” of Islam, by naming a pair of his Yeezy sneakers after two Islamic angels.#KanyeWest #Israfil #adidas#Islamophobiahttps://t.co/mjdKWMGZmc pic.twitter.com/wfmVUubh9i
— Robert Carter (@Bob_cart124) August 25, 2020
I’m not really sure what to make of this? @adidas has released the name of their new trainers Yeezy Boost ‘Israfil’. The name of the angel in Islam who will blow the trumpet to mark the end of the world and the beginning of the day of Judgement. pic.twitter.com/Rv5kU1WVvE
— muslim daily ❁ (@BirdsOfJannah) August 18, 2020
Hadalsame Media