DAAWO: Muuqaal aan horay loo arag oo laga helay qaraxii Beyruut & tafaasiisha cusub ee ku jirta

0

(Beyruut) 17 Agoosto 2020 – Waxaa soo baxay muuqaal cusub oo aan marna horay loo arag oo ku saabsan qaraxii waynaa ee magaalada Beyruut, kaasoo ay ku bas beeshay xaafad dhan oo ay ku jirto Dekedda ugu wayn Lubnaan.

Sawirkan oo uu qaaday nin Hungarian ah oo lagu magacaabo Agoston Nemeth oo ah 42-jir Hungarian ah ayaa muujinaya sida uu qaraxaasi u burburiyey dhismayaal aad uga fogaa xuddunta qaraxa.

Ninkan ayaa la sheegay inuu telefoonkiisa iPhone uu uga tegey daaradda isaga oo duubista bilaabay 5.50 PM.

Sawirkan oo aan horay loo arag maalmihii hore ayaa xitaa si cad u muujinaya inay jireen qaraxyo badan oo soconayey kahor qaraxa wayn oo u dhacay sidii dhul-gariir.

Hoos ka daawo….

Hadalsame Media