Sweden oo ka hadashay maadada ku qaraxdey dekedda Beyruut oo ay sheegtay inay iyadu soo saarto (Dhegeyso)

0

(Beyruut) 06 Agoosto 2020 – Ammonium nitrate oo ah maadada sababtay qaraxa isla markaana waxyeelada weyn ka geeysatay caasimadda Beyruut ee dalka Lubnaan talaadadii ayaa lagu sameeyaa laguna keydiyaa Sweden.

Lorens van Dam oo ah khabiir dhanka kemistariga kana howl-gala heyadda diyaargarowga iyo difaaca bulshada ee MSB ayaa sheegay inaanay jirin casida inay Sweden ka dhacdo mid la mid ah masiibadii qaraxa ee magaalada Beyruut.

Hadalsame Media