DHEGEYSO: ”Waxaa jirta Soomaali aaminsan inuu hilibka iduhu karoonaha u roon yahay!”

0

(Stockholm) 22 Luulyo 2020 – Waxaa 5-tii sanadood ee ugu dambeeyey sanadkiiba 7% kordhayey baahida loo qabo hilibka idaha ee laga isticmaalo dalka Sweden, waloow ay hilibkaa Sweden maxalli ahaan ku leedahay wax ka yar 3 meelood oo hal meel.

Yeelkeede, sida ku cad tirakoob kasoo baxay Hay’adda Maaraynta Quudka Sweden, waxaa sidoo kale xitaa kordhay adeegsiga hilib idaadka maxalliga ah oo ay 700 oo tan ku siyaaddey intii u dhaxaysey 2010-2018.

Haddaba, waxaannu arrintaa waydiiney Soomaali kala duwan oo hilibka iibisa ama isticmaasha oo ay arrintaa kala sheekaysatay idaacadda Sweden.

Hadalsame Media