(Hadalsame) 20 Luulyo 2020 – Waxaa dunida maanta aad loogu doodaa cidda rasmiyan lagu tilmaami karo saaxiib sax ah oo u qalma inb wax lagu darsado, lala qado, lala quuto, qudha loo huro isla markaana lala qariibo.
Halkan waxaannu idiinkugu haynaa 15 astaamood oo ay ku kala duwan yihiin saaxiibka caadiga ah iyo midka dhabta ah.
1. Saaxiibka caadiga ihi adiga ayuu cunto ku waydiisanayaa. Saaxiibka runta ihi (Argentinean friend), wuxuu noqonayaa sababta aad raashin miiska usoo saarayso.
5. Saaxiibka caadiga ihi wax buu kaa amaahanaya wuuna kuusoo celinayaa 2 maalmood kaddib. Saaxiibka dhabta ihi wax buu kaa amaahanayaa wuxuuna todobaad kaddib illaawayaa inuuba adiga wax kaa qaaday, dib dambena usoo celin maayo, adna abidkaa waydiin maysid.
La soco qayb kale….
Waxaa Diyaariyey: Maxamed Xaaji
Hadalsame Media