AC MILAN VS BOLOGNA: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Milano) 18 Luulyo 2020 – Waxaa caawa fiidkii ballansan labada kooxood ee AC Milan vs Bologna, kuwaasoo ciyaaraya kulan ay Milan ku doonayso inay kusii waddo natiijooyinka wax ku oolka ahaa ee ay gaareeysey tan iyo kasoo laabadkii hakadkii karoonaha.

Dhanka Milan: Waxaa dadabka midig boos isku haysta Conti-Calabria, balse waxaa fooska leh ninka hore, waloow ay khaladaad badan yihiin labaduba. Waxaa soo noqonaya Saelemekers oo roose uga maqnaa guushii Parma. Weerarka Rebic ayaa wehlinaya Ibra. Waxa sidoo kale loo yeerey Paquetà oo dhaawac ku maqnaa.

Dhanka Bologna: Kooxda Mihajlovic oo kasoo kabanaya jirradii halista ahayd ee ku dhacday, waxaa ay ciyaaraysaa 4-3-3, waxaana weerarkeeda hor kacaya wiilasha Gambian-ka ah oo uu mid kayd ku bilaabanayo.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 1 BEGOVIC
  • 90 A. DONNARUMMA
  • 2 CALABRIA
  • 46 GABBIA
  • 93 LAXALT
  • 20 BIGLIA
  • 5 BONAVENTURA
  • 33 KRUNIC
  • 17 LEAO
  • 29 COLOMBO
  • 94 BRESCIANINI
  • 1 DA COSTA
  • 24 BONINI
  • 25 CORBO
  • 34 BALDURSSON
  • 16 POLI
  • 4 DENSWIL
  • 26 JUWARA
  • 21 PALACIO
  • 9 SANTANDER
  • 11 KREJCI
  • 32 SVANBERG
  • 17 SKOV OLSEN
AAN LA HELI KARIN

  • Musacchio
  • Duarte
  • Castillejo
  • Schouten
  • Bani
GANAAXAN

Hadalsame Media