SSC NAPOLI VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Napoli) 12 Luulyo 2020 – Waxaa caawa ballansan labada kooxood ee SSC Napoli vs AC Milan oo doonaysa inay sii wadda natiijadeeda fiican kaddib hakadkii karoonaha, waxaanay isku arkayaan kulanka 2-aad ee ugu kulul todobaadka 32-aad kaddib ciyaartii xalay ee 2-2 ay ku kala bexeen Juve vs Atalanta.

Dhanka Napoli: Gattuso ayaa bilowgiiba ku tashanaya daafaca adag ee Koulibaly iyo khadka dhexe ee Demme, halka uu weerarka u xil saari karo seddexleey gaagaaban misna gembis badan oo kala ah; Callejon-Mertens-Insigne.

Dhanka Milan: Rebic ayaa ka mid ah 3-da nin ee ka dambeeysa Ibrahimovic oo weerarka dhexe kaligii taagan. Waxaa khadka dhexe usha u haya labada Afrikaan ee Kessie-Bennacer. Waxaana qalbiga daafaca xoojinaya kabtan Romagnoli iyo waaya aragga Kjear.

KAYDKA LABADA KOOXOOD

  • 25 OSPINA
  • 27 KARNEZIS
  • 23 HYSAJ
  • 44 MANOLAS
  • 13 LUPERTO
  • 12 ELMAS
  • 68 LOBOTKA
  • 5 ALLAN
  • 31 GHOULAM
  • 34 YOUNES
  • 11 LOZANO
  • 21 POLITANO
  • 99 MILIK
  • 1 BEGOVIC
  • 84 SONCIN
  • 2 CALABRIA
  • 46 GABBIA
  • 93 LAXALT
  • 20 BIGLIA
  • 33 KRUNIC
  • 17 LEAO
  • 98 D.MALDINI
  • 39 PAQUETÀ
  • 5 BONAVENTURA
  • 94 BRESCIANINI
AAN LA HELI KARIN

  • Malcuit
  • Llorente
  • Musacchio
  • Duarte
  • Castillejo
  • A. Donnarumma
GANAAXAN

Cidna

Hadalsame Media