DHEGEYSO: Haddii aad Sweden ka safrayso ama u safrayso la soco TALOOYINKAN

0

(Stockholm) 09 Luulyo 2020 – Wasaarad Dibadeedka Sweden ayaa sheegtay inay 14-kii maalmoodba mar soo saari doonto talo hor leh iyo hab-raacyo ku aaddan dalalka loo dhoofi karo inta lagu jiro xagaagan.

Qiimayntan joogtada ah ayay Wasaaraddu sheegtay inay dadka safraya ka caawinayso inay u sahlanaadaan safarrada ay qorshaynayaan inay dibedda ku tagaan xilligan karoonaha.

Wasiiradd Dibadeedka Sweden, Ann Linde (S) ayaa arrintaa sharraxaysa kaddib kulan maanta dhacay.

Hadalsame Media