DHEGEYSO: ”Waa in laga qaadaa tillaabooyin adag!” – Sweden oo doonaysa inay indhaha u shidato kooxaha gaangiska

0

(Stockholm) 22 Juun 2020 – Aqlabiyadda Baarlamanka Sweden ayaa iminka rumaysan in barnaamijka lagu magacaabo 34-ta qodob ee looga gol lahaa la dagaallanka dembiyada kooxaha dembiyada isku baheysta aanu ahayn mid ku filan ujeedkii loo sameeyey.

”Waa caddahay in qorshan dowladdu aanu qaniinaynin kooxahan, sida uu sheegay Johan Forsell, af hayeenka shuruucda ee Moderaterna.

34-ka qodob ayaa lasoo bandhigay lana socodsiiyey Dayrtii 2019-kii.

Hadalsame Media