QUBANAHA HADALSAME: Warar xiise leh oo ku saabsan Soomaalida & caalamka (Tebintii Maxamed Xaaji)

0

(Hadalsame) 09 Juun 2020 – Muuse Biixi oo loo bandhigay su’aal ah inuu ogol yahay inuu Madaxwayne ka noqdo Somalia

Booliiska Minneapolis oo laga mamnuucay inay dadka darayo ku qabtaan

Ma ogtahay in 4 sano kahor firimbi lagu yeeriyey khudbad uu jeedinayey MW Kenyatta, sideese arrintaa looga falceliyey?

Dunida oo ka yaabban darroonada Turkiga

Gabar uu dhalay dukaan ay aad uga adeegtaan Soomaalida Minneapolis oo cunsuriyad kula kacday Soomaalida iyo dir kale

Xaftar oo dorraad Tripoli qaybo ka haystey ayaa haatan lagu haystaa magaalo 450km caasimadda u jirta (Xabbad joojin uu soo jeediyey oo laga diidey)

Waxaa Idinla socodsiinaya: Maxamed Xaaji

Hadalsame Media