CIID WANAAGSAN: Hadalsame oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaya munaasibadda Ciidul Fitriga

0

(Hadalsame) 23 Maajo 2020 – Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhamaanba howl-wadeenka Hadalsame Media waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaanba shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan sanadkan sanadkiisa kale umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan caf, caafimaad, nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan.

Kulla caam wa antum bi alfi khayr.

Hadalsame Media