Ciidamada Libya oo sheegay inay burburiyeen Pantsir S-1 kale (Arag tirada guud ee ay burburiyeen?)

0

(Tripoli) 20 Maajo 2020 – Ciidamada Dowladda Libya ee GNA ayaa sheegtay in ay markale burburiyeen hannaanka daafaca cirka ee Ruushku sameeyo.

Ciidamada GNA ayaa sheegay in Pantsir S-1 ay maanta burburiyeen uu noqonayo midkii 5-aad, halka ay mid 6-aad qabsadeen.

Midka ay maanta burburiyeen ayay ku heleen Souq al-Ahad (koonfurta Tripoli) oo uu dagaal ka dhacay, iyadoo ay GNA qabsanayaan degaanno badan.

HALKAN KA ARAG LIISKA OO DHAMAYSTIRAN:

3 – Tarhuna, 1 – Al-Washka, 1 – Souq al-Ahad min Maajo 17-18

2 lagu burburiyey (Al-Watiyah & Sirte) (& 1 Krasukha EW system)

1 – Ay qabsadeen

Hadalsame Media