DAAWO: Subac Soon uu toosinayo Salaad Cali Jeelle oo Muqdisho lagu qabtay

0

(Muqdisho) 08 Maajo 2020 – Waxaa magaalada Muqdisho aalaaba lagu qabtaa wax loo yaqaanno ”Subac Soon” oo lagu beego bisha barakaysan ee Ramadaanka.

Waxaa haddaba magaalada Muqdisho lagu qabtay Subac Soon uu toosinayo siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ah siyaasi caan ka ah Somalia.

Salaad ayaa kahor intaanu siyaasadda qoor qooraysan wuxuu ahaan jirey Macallin Dugsi Qur’aan, isagoo ah nin dusha ka haya Qur’aanka ama Xaafidul Qu’raan.

Halkan hoose ka daawo warbixin ay ka samaysay Dalsan TV.

Hadalsame Media