DHEGEYSO: Warbixinno qubane ah oo ku saabsan Somalia & caalamka (Waxaa soo jeedinaya Xaaji)

0

(Hadalsame) 02 Abriil 2020 – Waxaannu idiin haynaa qubanayaal googoos ah oo ku saabsan wararkii ugu dambeeyey ee caalamka naga soo gaarey qaarkood.

Waxaa qodobada ka mid ah; Kenya oo ka fikiraysa 7 dhibaato oo kasoo gaari karta haddii ay ka baxdo Somalia, Kim Jong-un oo dib usoo muuqday, Soomaali gargaar ka qaybisay Kraaifontein iyo Turkiga oo Yurubtii kale hal meel kaga hor maray.

Haddaba warbixintan qubanaha ah oo uu isku soo dubba ridey Maxamed Xaaji halkan hoose ka dhegeyso.

Hadalsame Media