DHEGEYSO: Warar googoos ah oo ku saabsan siyaasadda Maraykanka ee Somalia, Kenya & Somalia + qaar kale (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 30 Abriil 2020 – Waxaannu idiin haynaa warbixinno goosgoos ah oo ku saabsan dhowr qodob oo kala ah; Siyaasadda cusub ee Maraykanku ku wajahayo Somalia.

Waxaad kaloo ku maqli doontaan Kenya oo si khilaafsan siyaasadda IGAD ula dhaqmaysa Somalia iyo geerida jilaagii Rishi Kapoor oo hadda kahor Soomaalida u gefey.

Waxaa barnaamijka isku dubba ridey oo soo jeedinaya Maxamed Xaaji, tifaftiraha Hadalsame Media.

 

Hadalsame Media