DHEGEYSO: Warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo ku saabsan wacaalka Kim Jong-un (Tebintii Xaaji)

0

(Beijing) 26 Abriil 2020 – Waxaan weli wax wacaal ah oo rasmi ah laga haynin hoggaamiyaha Kooriyaha Woqooyi, Kim Jong-un, iyadoo ay la sheegay in caafimaadkiisu aanu fiicnayn oo wadnaha laga qabtay.

Ilo wareedyo gacan muggeed ah oo Eeshiyaan ah iyo reer Galbeed soo xiganaya ayaa dunidii ku dhega barjeeyey kumannaan war oo is khilaafsan oo ku saabsan nolosha iyo geerida hoggaamiyaha gacanta birta ah ku haya dalka KK.

Haddaba, Maxamed Xaaji ayaa warbixin uu arrimahaa ku eegayo ka diyaariyey hoggaamiyaha la isku hayo inuu buko iyo inuu bad qabo ee Kim Jong-un.

Halkan hoose ka dhegeyso…

Hadalsame Media