Wasiiradda Caafimaadka Somalia oo ka mid ah 13 wasiir oo Afrikaan ah oo la dagaallaya Covid-19 (Arag liiska)

0

(Hadalsame) 13 Abriil 2020 – Caalamkii oo idil ayaa waxaa jilbaha u dhigay fayrus yar oo aan lagu arki karin isha qaawan, kaasoo aad u kharribay hab-nololeedkii maalinlaha ahaa ee dunida. Waa Coronavirus in lala xaalaana xirfad iyo xeelad badan ayay u baahan tahay.

Qaaradda Afrika, sida caalamka intiisa kale ayay u dadaalaysaa waloow ay kiisaskeeda iyo kaabayaasheeda caafimaadba ay ka yar yihiin kana liitaan caalamka intiisa kale.

Waxaan halkan idiinkugu haynaa 13 wasiir oo haween ah oo ka jira qaaradda Afrika, isla markaana ay ku jirto Wasiiradda Caafimaadka DF Somalia.

Afrika oo 51 dal ka kooban, 13 ka Wasiir 9 ka mid ah waxay haystaa shahaadada Doctorate-ka, waxayna ka socdaan Angola, Burkina Faso Congo Republic, Egypt, Eritrea, Ethiopia, Guinea Bissau, Liberia, Mozambique, Somalia, Tanzania iyo Uganda.

Prince Akpah, oo ah Agaasimaha African PR & Rating Firm, Avance Media, ayaa soo bandhigay taxa marwooyinkaas la dagaallamaya caabuq sidaha  Covid-19.

1. Amna Nurhusein, Minister of Health, Eritrea

2. Dr Fawziya Abikar, Minister of Health, Somalia
Dr Fawziya Abikar is the health minister of Somalia

3. Dr Hala Zayed, Minister of Health and Population, Egypt

4. Dr. Jacqueline Lydia Mikolo, Minister of Health and Population, Congo Republic

5. Dr. Léonie Claudine Sorgho/Lougue, Minister of Health, Burkina Faso

6. Dr. Lia Tadesse Gebremedhin, Minister of Health, Ethiopia

7. Lizzie NKOSI, Minister of Health, Eswatini
Senator Lizzie Nkosi is Eswantini’s health minister.

8. Maria Inácia Có Sanhá, Minister of Public Health, Family and Social Cohesion, Guinea Bissau

9. Dr. Nazira Abdula, Minister of Health, Mozambique

10. Dr. Ruth Jane Aceng, Minister of Health, Uganda

11. Dr Silvia Lutucuta, Minister of Health, Angola

12. Ummy Ally Mwalimu, Minister of Health, Community Development, Gender, Seniors and children, Tanzania

13. Dr. Wilhemina Jallah, Minister of Health, Liberia

Hadalsame Media