DEG DEG: Turkiga oo soo ridey laba dayuuradood oo ay Suuriya leedahay (Daawo)

0

(Idlib) 01 Maarso 2020 – Turkey has shot down two Syrian warplanes in Idlib as part of its offensive in the area, the country’s media says. The Syrian Army reportedly destroyed a Turkish drone on the same day.

Turkish ayaa soo riddey laba dayuuradood oo ay leeyihiin Ciidanka Cirks Suuriya oo dul haadayey gobolka Woqooyi Galbeed ee Idlib, sida ay sheegtay Wakaalad Wareedka Suuriya ee SANA oo intaa raacisay inay duuliyeyaashii barashuudka goosteen iyagoo bed qaba.

Wasiirka Gaashaandhigga ayaa xaqiijisay inay dhulka soo dhigtay laba dayuuradood oo ah nooca Ruush sameega ah ee Su-24, kaddib markii ay Suuriyaanku burburiyeen daroon dagaal oo ay Turkigu leeyihiin.

Suuriya ayaa horay u sheegtay in ay xireen hawada dalkaasi oo dayuurad kasta oo soo gasha loo arki doono bartilmaameed idman.

Arrintan ayaa sii cakiri karta xaaladda oo markii horeba murugsanayd, iyadoo laga cabsi qabo dagaal furan oo dhex mara labada dal, isla markaana ay kula daartaan dalal kale.

Hoos ka daawo muuqaallada ay soo banshigtay SANA.

Halkan ka DAAWO….

Hadalsame Media