Maraykanka oo mashruuc ay Puntland ka maqan tahay la bilaabay maamul-goboleedyada

0

(Muqdisho) 05 Feb 2020 – Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa kulan rasmi ah oo lagu taageerayo waxbarashada heer gobol ee Somalia.

”Maanta, Wasiirrada Waxbarashada Jubaland, SouthWest, Hirshabelle iyo Galmadug waxay door wax ku ool ah ka ciyaarayaan horumarinta waxbarashada aan tooska ahayn ee Somalia.” ayaa lagu yiri war laga soo saaray Safaaradda.

”Waxay hubinayaan in 3 ka mid ah 5 milyan oo iskuullada gaarey oo ka mid ah carruurta Soomaaliyeed ee ”seegay” waxbarashada ay u qalmaan.” ayuu daba dhigay.

Shirkan ayaa sida muuqata waxaa ka maqan maamulka Puntland oo maalmihii dambe muran dhanka waxbarashada ihi kala dhexeeyay dowladda dhexe ee Somalia, marka la eego dhanka koonfurta Somalia.

Hadalsame Media