Laacib caan ah oo ku biiray kooxda Al Shabaab

0

(Sevilla) 26 Jan 2020 – Laacibkii hore ee kooxda Inter Milan ee Ever Banega ayaa ku biiray koox ka dhisan dalka Sucuudiga.

Laacibkan khadka dhexe ayaa u wareegay kooxda kubadda cagta ee Al Shabaab oo uu u ciyaari doono 3-da fasal ee soo aaddan.

Laacibkan oo haatan u safta kooxda Sevilla ayaa Sucuudiga u wareegaya marka uu dhoco qandaraaska uu kula jiro kooxda Andalusian-ka ah, kaasoo dhamaanaya Juun 2020.

Hadalsame Media