DHEGEYSO: Al Shabaab oo shacabka laysa isla markaana sheegata inaysan iyaga beegsanin, sidee gaariga lagu qarxiyey Ex-Control kusoo dhaafay Buundada Afgooye & xogo kale oo muujinaya habacsanaanta Sirdoonka DF

0

(Muqdisho) 15 Jan 2020 – Barnaamijka Galka Baarista waxa uu ku saabsan yahay weerarada iyo qaraxyada kooxda Al-Shabaab ay la beegsadaan shacabka, xilli kooxdan ay sheegatay inaysan si toos ah u beegsan dadka rayidka ah.

Yeelkeede, waxaa inta badan weerarradooda ku dhinta dad rayid ah, weerarada ay ku sheegaan kuwo ay la damacsan yihiin xubnaha dowladda iyo ciidamada shisheeye.

Waxaa barnaamijkan soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Hadalsame Media