QOSOL & MAAD: Halku-dhegyadii caan baxay ee sanadkii 2019-kii

0

(Hadalsame) 01 Jan 2020 – WAXAAN IDIIN HAYNAA KAFTANKA IYO XUSUUSTA SANADKII HORE 2019-KII!!

1- UUNSI

2- THUMA WALAAHI

3- SHUB!

4- HA SHEEGIN TIRADA.

5- ANIGAA AMRAY

6- IMA KHUSEEYSO

7- ILA MEEREYSO

8- BAC KA SII

9- FADHI KU MAALEYSO (FOREX)

10- STOP!

11- HAYEEY DOOLLIGA

12- AYAX

13- IS XILQAAN

14- XOOGAGA WADANIYIINTA

15- DEYN CAFIN

16 – ISKU DEYS

17- FARTUUN BALBALAARKA

18- HADAAD LAAN DHEERE TAHAY MAAD SHABAABKA NAGA CELISID.

19- NA SIIDAYA HADII AAD RABTAAN IN QARAXA IDINKA JOOGSADO

20- AXAADIIS FAALSO AH OO AY JEEBKA KALA SOO BAXEEN

21- BISADA HARGEYSA AYAA KA FIIICAN DADKA MUQDISHO

22- AFAREYDII RW KHEYRE DHUUSAMAREEB,CAABUD WAAQ,MARKA,IYO GAALKACYO, …EE HEBLAAYOOY MA NABADBAA

23- SIYAASAD DAMBE LA IGMA MAQLAAYO OOKIYAALIHI CAGAARNA WAN SIIBAY

24-CALI DHEERE OO KA TACSIYEEYAY KANA XUMAADAY QARAXII EX-KOONTAROOL.

25- DEEQA AFRO , GEED HALEY SAARO.

26- SH. SOOMOW Vs SH UMAL. FT..1-0

27- DANI… ”XILDHIBAANKA WAA LA XISAABTAMEYNAA.”

28 – SOMALILAND IYO GALEYR-GA.

29 – SEMIFINAL CL …LIVERPOOL 4-0 BARCELONA.

30 – Qoorsagaarada Abdulkadir Farah Dulyar

31 – EEDDO NADIIFO

ADIGUNA MAXAAD KU DAREYSAA..?

W/D:- Cabdikariim Shujaac

Hadalsame Media

Facebook Comments