DHEGEYSO: Warbixin ku saabsan kulamadii horyaallada Talyaaniga & Spain (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 09 Dis 2019 – Waxaa meel xiise badan maraya horyaallada waawayn ee qaaradda Yurub guud ahaan, gaar ahaan kuwa Serie iyo La Liga.

Haddaba maxaa dhacay todobaadkan? Inter Milan oo hoggaankii weli ku dheggan, Juventus oo dhulka la dhigay, Milan dhibco urursi bilowday, Napoli oo weli dhibbban iyo warar kale.

Dhanka La Liga, waxaa kala hari la’ labada kooxood ee Real & Barcelona.

Hoos ka dhegeyso warbixin uu ka diyaariyay Maxamed Xaaji.

 

Hadalsame Media

Facebook Comments