TOOS ula soco kulanka Jabuuti vs Somalia – LIVE

0

(Kampala) 07 Dis 2019 – Waxaa galabta ballansan labada xul ee Jabuuti iyo Somalia oo ku ciyaaraya magaalada Kampala ee caasimadda Uganda, saacaddu marka ay tahay 1.30.

Haddaba, halkan toos ugala soco kulankan xiisaha badan ee ka tirsan tartanka Bariga & Bartamaha Afrika oo aad kala soconaysa Astaan Sports.

Hadalsame Media