TOOS u daawo: Bixinta abaalmarinta Ballon d’Or 2019 – LIVE

0

(Paris) 02 Dis 2019 – Waxaa soconaysa dufcadda 64-aad ee billadda Ballon d’Or taasoo fiidkan bixinteeda laga dhowrayo caasimadda caashaqa ee Paris, gaar ahaan munaabasad lagu qabtay Theatre du Chatelet.

Warar horay loo dusiyay ayaa tibaaxayay in uu abaalmarinta markiisii 6-aad qaatay jookarka Lionel Messi oo horay 5 jeer u qaatay Ballon d’Or isagoo sidaa kaga sara maray daafaca Virgil van Dijk iyo jookarka Cristiano Ronaldo.

Yeelkeede, cidna ma oga cidda qaadanaysa.

Halkan ka DAAWO…

Halkanna ka DAAWO…

Hadalsame Media