DHEGEYSO: Inter oo laba kaclaysay, Juve oo kuftay, Real & Barca oo La Liga ku kaltamaya (Warbixin ku saabsan Serie A & La Liga)

0

(Hadalsame) 02 Dis 2019 – Kooxda Inter Milan oo sanadkan soo laba kaclaysay ayaa markii ugu horreeysey hoggaanka la wareegtey kaddib 14 kulan tan iyo 2010-kii.

Kooxaha AC Milan iyo Napoli ayaa iyaguna kurbaysan, halka ay kuftay Juventus waloow ay dhibic uun ka hooseeyso kaabbayaasha cusub ee Inter, kooxaha caasimadda ayaa iyaguna kor u socda.

Dhanka Spain labada kabawayne ee Real iyo Barcelona ayaa kala hari la’ oo sanadkan koobka horyaalka iskula dheggan.

Hoos ka dhegeyso warbixin uu ka diyaariyay Maxamed Xaaji

 

Hadalsame Media