DAAWO: Shiinaha oo Somalia ugu magac daray wax ay Soomaalidu aad u neceb tahay!!

0

(Beijing) 09 Nof 2019 – Dalka Shiinaha ayaa waxaa lagu arkay khamri loogu magac daray dalka Somalia, kaasoo caadi u yaalla suuqyada dalkaasi.

Wiil Soomaali ah ayaa soo sawiray khamriga oo ay ku dul qoran tahay Somalia oo far waawayn ku qoran, iyadoo Laatiin iyo far Shiinaysba lagu dhigay, isla markaana lagu dhejiyay sicirka ay joogto.

Lama yaqaanno sababta ay Shiinuhu khamrigan ula jeclaadeen dalka Somalia, maadaama aanu Somalia ahayn dal khamriga soo saara, sida dalalka dhankaa ku horreeya sida Talyaaniga, Faransiiska iwm ama laga isticmaalo.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media