Arrin sabab u ah soo noqnoqodka FATAHAADDA Beledwayne oo la sheegay!

0

(Beledwayne) 29 Okt 2019 – 10 Sanno ku dhawaad ayaan degeneyn Beled weyne waligeed ma arag Wabi soo Fatahay, walibana waxaan u Dhaweyn xaafada Hilo Bacaad oo uu Wabiga noo muuqdey, hadaba maxaa u sabab u ah in xiliyadaan dambe Wabiga fataho

Dowlad dhexe markey buburtey dadka waxay degeen dhamaan goobihii biyaha mari jireen sida Waadiyada iyo Buundooyinkii sidoo kale waxaa loo dhawaadey oo la degey agagaarka webiga.

Sidaa darteed waxay arintaan sahashey in biyihii ay soo galaan Xaafadaha Magaalada Beled Weyne marka reer Baled Weyn haddii aysan qorshe la imaan waligood Fatahaad ka dhamaanayaan.

Waxaa Diyaariyay: Amiin Y Khasaaro

Hadalsame Media