DHEGEYSO: Warbixin ku saabsan kulamadii ugu dambeeyay ee horyaallada Yurub & warbixinno kale (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 28 Okt 2019 – Waxaa meel wanaagsan maraya horyaallada qaaradda Yurub, haddaba waxaanu qaybtan kusoo qaadanaynaa natiijooyinkii horyaallada Serie A iyo La Liga.

Waxaa kale oo wehlinaya warar googoos ah sida: Warbixin ku saabsan ciyaartaa Roma iyo AC Milan, El Classico oo lagu muransan yahay goorta dib loo ciyaarayo, Juve oo 400m ku dhowaad ku doonaysa Kylian Mbappé, Higuain oo isbitaalka loola cararay iyo Ribery oo baxar wayn ku jira.

Waxaa warbixinnada soo diyaariyay halkanna kasoo jeedinaya Maxamed Xaaji.

 

Hadalsame Media