INTER MILAN VS JUVENTUS: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan

0

(Milano) 06 Okt 2019 – Waxaa caawa dhacaya kulanka xiisaha badan ee Inter Milan vs Juventus ee Derby D’Italia, kaasoo weliba markan cusbo dheeraad ah yeeshay, maadaama ay ku hardamayaan figta sare ee Horyaalka Serie A-da.

Dhanka Inter: Garabka midig ee daafaca waxaa saaran D’Ambrosio oo ka cad cad Candreva. Weerarku waa Lukaku oo uu wehliyo Lautaro Martinez. Muluqa Esposito waa kayd.

Dhanka Juventus: Wuxuu macallin Sarri wataa shaxda 4-3-1-2 iyo daafac dhinac ka kaban oo Cuadrado la saaray: Ramsey wuxuu ka dheelayaa booska lambarka 10-aad, waxaana ka horrreeya Ronaldo iyo Higuain, oo ka cad cad Dybala.

KAYDKA LABADA KOOXOOD:

  • 27 PADELLI
  • 13 RANOCCHIA
  • 95 BASTONI
  • 87 CANDREVA
  • 34 BIRAGHI
  • 8 VECINO
  • 16 POLITANO
  • 30 ESPOSITO
  • 21 DIMARCO
  • 5 GAGLIARDINI
  • 20 BORJA VALERO
  • 19 LAZARO
  • 77 BUFFON
  • 31 PINSOGLIO
  • 24 RUGANI
  • 28 DEMIRAL
  • 25 RABIOT
  • 23 EMRE CAN
  • 33 BERNARDESCHI
  • 30 BENTANCUR
  • 10 DYBALA
AAN LA HELI KARIN

    • Pjaca
    • Perin
    • Chiellini
    • De Sciglio
    • Douglas Costa
    • Danilo
    GANAAXAN

    • Sanchez
    • Cidna

    Hadalsame Media