DF Somalia oo soo bandhigtay qorshaha Doorashada Baarlamanka 2-aad ee Jubbaland (Akhri)

0

(Muqdisho) 06 Okt 2019 – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha Jubbaland ee 2019-ka.

Wasaaradda ayaa horay u qaadacday natiijada doorashadii madaxtinnimada Jubbaland ee muranka ku dhamaaday, waloow uu Axmed Madoobe sheegtay in isaga la doortay.

Yeelkeede, war kasoo baxay Wasaarad Gudeedka DF Somalia ayaa natiijadaasi ku tilmaamay fashil ka dhashay afduub iyo musuqmaasuq cad oo lagu sameeyey hannaankii iyo habraacii doorashada ee dastuurku qeexayey, sida ay sheegtay.

Halkan hoose ka eeg qorshaha DF Somalia ee xulista Baarlamanka 2-aad ee Jubbaland:

Hadalsame Media