DHEGEYSO: Kulamadii dhacay ee koobka Carabao & isku aadkiisa oo la sameeyay, Abaalmarinta Messi oo la isku hayo & naqshadda cusub ee garoonka AC Milan & Inter (Tebintii Xaaji)

0

(Hadalsame) 26 Sebt 2019 – Waxaa idiin haynaa warar ciyaareed oo xiise badan, gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay dunida ciyaaraha.

Waxaa qodobbadaa ka mid ah kulamadii ka dhacay dalka Ingiriiska ee Carabao Cup iyo isku aadkiisa oo la sameeyay,  Abaalmarintii Leo Messi qaatay oo la sheegay inuu musuq ku jiro & AC Milan & Inter Milan oo soo bandhigay naqshadaha garoon cusub oo ay dhisanayaan.

Hoos ka dhegeyso warbixinnadan oo uu diyaariyay Maxamed Xaaji.

 

Hadalsame Media