DHEGEYSO: Falanqayn ku saabsan kulamadii todobaadkan ee EPL, Serie A & La Liga (Waxaa BBC la falanqaynaya Xaaji)

0

(London) 23 Sebt 2019 – Waxaa todobaad dhamaadkii la dheeley kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaallada ELP, Serie iyo La Liga.

Waxaa dhanka Ingiriiska ugu xiise badnaa kulamadii Chelsea & Liverpool, balse waxaan sidoo kale eegaynaa guuldarradii Man Utd, goolashii badnaa ee Man City iy guushii cariiriga ahayd ee Arsenal, haka reebin guuldarradii Spurs.

Dhanka Talyaaniga waxaa ugu adkaa kulankii AC Milan lagu barbartay ee Derby della Madonnina oo dhexsaday kooxaha AC Milan vs Inter Milan iyo ugu dambayn horyaalka La Liga oo sanadkan xiise gaar ah leh.

Waxaa barnaamijka ciyaaraha ee BBC uga warramaya Maxamed Xaaji tifaftiraha Hadalsame.com.

 

Hadalsame Media