MESSI VS RONALDO: Laacibkee wanaagsan Messi & Ronaldo?! (Arag tirakoobka)

0

(Hadalsame) 18 Sebt 2019 – Waxaa caadiyan la ogyahay inay kubadda cagta ugu yaraan 10-kii sanadood ee ugu dambeeyay ay ku coltamayeen labada ciyaartooy ee Leo Messi iyo CR7, kuwaasoo iminka u muuqda kuwo sii bannaynaya masraxyada.

Labada laacib ayaa lagu kala qaybsamaa koodii sii wanaagsan, marka la eego dhinacyo kala duwan sida dhamaystirnaanta laacibka, horyaallada uu kasoo dheeley, guulaha uu la gaarey kooxaha iyo xulkiisa iwm.

Haddaba, maadaama uu dib u bilowday tartanka CL waxaannu ka eegaynaa dhanka koobkaasi oo ay dabcan weli ku wada jiraan.

Ka bogo haddaba kulamada ay safteen, goolasha ay dhaliyeen sida seddexleey, labaleey iwm iyo xitaa qaababka ay u dhaliyeen, kubadaha ay dhigeen iyo weliba heerarka ay ka dhaliyeen min heer guruub ilaa dhamaad.

Hadalsame Media