GOOGOOSKA: Zimbabwe vs Somalia 3-1 (3-2) (Somalia oo si dirqi ah ku hartay)

0

(Harare) 10 Sebt 2019 – Waxaa goor dhow magaalada Harare ee caasimadda Zimbabwe ka bilbaabmaysa lugta 2-aad ee isbreebreeb-horaadka Koobka Adduunka 2022 lagu dhigayo Qadar.

Kooxdii soo baxda waxay u gudbaysaa wareegga guruubyada qaybta qaaradda Afrika, iyadoo ay Somalia 1-0 ku hoggaaminayso ciyaartan oo lugtii 1-aad Jabuuti lagu ciyaaray.

SOMALIA (4-1-4-1): Said Aweys Ali Goolwale 2. Mohamoud Ali Mohamed Number ka Labaad Numberkab dhabarka uu ku sito was 4. 3. Yonis Abdirizak Farah Number ka sedexaad Dhabarka number 13 4. Ahmed Said Ahmed Dhabarka number 5 5. Abel Gigli Mohamed Dhabarka number 15 6.

Ahmed Ali Mohamed Dhabarka number 16 7. Abdelaziz Safimayo Yousef. Dhabarka number 6 8. Abdulsamed Ahmed Abdullahi Dhabarka number 8 9. Anwar Sidali Shakunda Dhabarka number 9 10. Omar Abdullahi Mohamed. Dhabarka number 10 11. Hussein Abdikarin Mohamed. Dhabarka number 19.

Hadalsame Media