DAAWO: Hargaysa oo ku kala qaybsantay ciyaartii Zimbabwe-Somalia

0

(Hargaysa) 10 Sebt 2019 – Intii aanay galabta bilaabmin ciyaartii Zimbabwe iyo Somalia ayaa waxaa aad u hadal haysay umadda Soomaaliyeed.

Meelaha ciyaartaa laga sugayay waxaa ka mid ah magaalada Hargaysa oo ay dadku aragtiyo kala gedisan ka dhiibteen.

Qaarkood baa sheegay in ay ka hor jeedaan Somalia oo ay taageerayaan xulka lidka ah ee Zimbabwe, halka ay qaar kale sheegeen inay si kastaba la jirayaan Soomaalida, maadaama isku qaran iyo umad la yahay xitaa haddii lagu kala aragti duwan yahay siyaasadd.

Halkan hoose ka daawo…

Hadalsame Media